Mentholka Si Xun Ayuu Wax u Gaarsiiyaa Bulshooyinka Minnesota
Oo Sidee Bay Quit Partner Kuu Caawin Kartaa
Haddii aad sigaarka mentholka cabto, waxay u badan tahay in dareenka qaboojinta, marka lagu daro nikotiinka, uu yahay waxa marka hore ku soo jiitay. Taasi waxay ahayd marka hore qorshaha Shirkada Tobaakada. Waxaana aad suurtagal u ah inaad xubin ka tahay bulshooyinka Mareykanka Afrikaanka ah, Hindida Mareykanka iyo/ama bulshada LGBTQ +, sababtoo ah Shirkadaha Tubaakada waxay u bartilmaameedsadeen xayeysiintooda meelaha aad ku nooshahay, ka shaqeyso oo aad ku cayaarto si aad ugu hayso maskaxda mentholka.
We offer free support and resources to help you quit in a way that fits your needs. Just call 1-800-QUIT-NOW to learn more.
74% ee dadka waaweyn ee Afrikaanka Mareykanka ah ee sigaarka caba waxay isticmaalaan sigaarka mentholka haddii la barbardhigo 25% ee dadka waaweyn guud ahaan.1
In kabadan 1 qof ee 3-dii qofba ee dadka LGBT ah ee sigaarka caba waxay isticmaalaan sigaarka mentholka.2
Mentholka waxaa si aad ah looga suuq gareeyaa xaafadaha isirada/jinsiyadaha iyo qowmiyadaha isku jirka ah, dakhligoodu-hooseeyo.3
Minnesota gudaheeda, 30% ee Hindida Mareykanka oo sigaarka caba waxay isticmaalaan sigaarka mentholka.4
Way Adagtahay In La Iska Joojiyo, Laakiin Waxaan Halkan U Joognaa Caawimaad
1 Minnesota Department of Health. Menthol-Flavored Tobacco Products Retrieved July 29, 2020.
2 National Library of Medicine. Menthol cigarette smoking among lesbian, gay, bisexual, and transgender adults Retrieved July 29, 2020.
3 National Center for Biotechnology Information. A Systematic Review of Neighborhood Disparities in Point-of-Sale Tobacco Marketing Retrieved July 29, 2020.
4 ClearWay, Minnesota. Tribal Tobacco Use Project Survey Report 2013. Retrieved July 29, 2020.
5 Minnesota Department of Health. 2015 Menthol Cigarette Intervention Grant Retrieved July 29, 2020.
6 Centers for Disease Control and Prevention. Menthol and Cigarettes Retrieved July 29, 2020.
Diyaar ma u tahay inaad bilowdo?
Ama wac: 1-855-DEJELO-YA (335-3569) si aad isugu diiwaangeliso Af Soomaali.
Ama dhalinyarada da’da yar/dhalinyarada qaangaarka ah ayaa u diri kara qoraalka “Start” lambarka:36072*
*Da'aha 13-24 jir