Immisa Lacag Cadaan/Kaash ah Ayaa Keydsan Kartaa Adigoo Iska Joojiya Sigaar Cabida?
Eeg tusaalaha hoos ku qoran. Ma rabtaa inaad aragto tirada doolarka ah ee Iska Joojintaada? Kaliya ka jawaab labada su'aalood ee hoos ku qoran si aad u aragto inta ay boorsadaadu buuran doonto ka dib marka aad ka guuleysato nikotiinka.
Diyaar ma u tahay inaad bilowdo?
Ama wac: 1-855-DEJELO-YA (335-3569) si aad isugu diiwaangeliso Af Soomaali.
Ama dhalinyarada da’da yar/dhalinyarada qaangaarka ah ayaa u diri kara qoraalka “Start” lambarka:36072*
*Da'aha 13-24 jir