Caawimaad Haddii aad Uur leedahay ama aad Qorshaynayso inaad Yeelato

Waxaan fahamsanahay in la qabsiimada nikotiinka uu san kaaga tageynin haddii aad uur leedahay ama aad qorsheyneyso inaad yeelato. Taageeradeena bilaa xukunka ah aya kaa caawin karta inaad iska joojiso adigoon ku darin walwalka ah inaad dhasid cunug. Markaad barnaamijka ku jirto, waxaa lagugu lammaanaynaya tababare dumar ah oo loo tababaray inay ku caawiso muddaad uurka leedahay, laga bilaabo qorshaynta inaad uur yeelato ilaa uurkaga iyo kadib markaad ilmo dhasho. Wadajir ahaan, waxaad ka wada shaqeyn doontiin safarkaaga joojinta.

header-pregnancy_program

Diyaar ma u tahay inaad bilowdo?

Ama wac: 1-855-DEJELO-YA (335-3569) si aad isugu diiwaangeliso Af Soomaali.
Ama dhalinyarada da’da yar/dhalinyarada qaangaarka ah ayaa u diri kara qoraalka “Start” lambarka:36072*

*Da'aha 13-24 jir