Caawi Qof Inuu Iska Joojiyo
Waxaad rabtaa inaad ka caawiso saaxiib ama xubin qoyska ka mid ah inay iska joojiyaan taasna waa wax aad u wanaagsan. Laakiinse waa wax muhiim ah in la xasuusto dadku waxay u baahan yihiin inay isaga joojiyaan sababahooda u gaarka ah, wakhti kasta oo iyagu u habboon. Waa kuwan dhawr talooyin oo ah sida loogu gudbiyo macluumaad waxtar leh adoon u muuqan inaad ku qasbaysid.
Waxa Ay Tahay in La Ogaado
Waa hagaag. Waxaad taqaanaa qof raba inuu iska joojiyo iyo aad rabto inaad caawiso. Waa kuwan waxyaabo ay tahay inaad ogaato ka hor intaadan bilaabin:
Waxa La Sameeyo
Miyaad leedahay saaxiib go'aansaday inuu iska joojiyo? Waa kuwan dhawr talooyin oo lagu caawiyo inta ay wadaan
Marabtaa inaad wax dheeraan ka barato sidaad u caawin kartid qoyska ama saaxiibada inta ay wadaan iska joojinta? Wac Quit Partner maanta. 1-800-QUIT-NOW (784-8669)
U sheeg qof wax ku saabsan Quit Partner
In badan ee sheekooyin iska joojinta ayaa ku lug leh taageerida asxaabta iyo qoyska. Iyo Quit Partner wuxuu halkan u joogaa caawimaad 24/7, sidoo kale. Adigoo adeegsada taageeradeena lacag la’aanta ah - la shaqaynaya tababare iska joojin iyo isticmaalaya dawooyinka iska joojinta ee lacag la’aanta ah—waxay laba jibaari kartaa fursadaha qofku uu leeyahay inuu si guul leh isaga joojiyo. Haddii aad taqaanid qof diyaar u ah inuu iska joojiyo, diyaar ayaan u nahay inaan caawinno.
Loogu talagalay waalidiinta
Miyaad tahay waalid ka walaacsan in ilmahooda dhalinyarada ah uu cabo sigaarka elektroniga ah ama isticmaalo walxaha kale ee tubaakada ganacsiga ah? Riix badhanka hoose si aad u hesho macluumaad dheeraad ah.
Diyaar ma u tahay inaad bilowdo?
Ama wac: 1-855-DEJELO-YA (335-3569) si aad isugu diiwaangeliso Af Soomaali.
Ama dhalinyarada da’da yar/dhalinyarada qaangaarka ah ayaa u diri kara qoraalka “Start” lambarka:36072*
*Da'aha 13-24 jir