Daawooyinka Iska-joojinta Lacag la’aanta ah

Adigoo keliya isdiiwaangeliya, waxaad heli kartaa daawooyinka iska joojinta oo lacag la’aan ah oo ay la socoto hagista iska joojinta ee la habeeyey. Waxaad kala dooran kartaa sharootada nikotiinka, xanjo ama lozenges-yada (18+).  Kuwaasi waxaa sidoo kale loo yaqaanaa daaweynta beddelka nikotiinka (NRT). Waa kuwan macluumaad yar oo ku saabsan mid kasta si aad u awoodo inaad sameyso doorashada kugu habboon adiga.

Laba jibaar fursadahaaga iska joojinta adigoo iskudaya laba shay isku mar: la hadlida tababare iyo isticmaalida sharootada nikotiinka, xanjo ama lozenges-yada.

advice-family-3-so

Wax Dheeraad Ah Ka Baro Waxyaalaha Aan Bixino

Sharootada Nikotiinka

Ku saabsan Daawadaan

  • Sharootada nikotiinka waxaa badanaa lala isticmaalaa si wada jir ah xanjada nikotiinka ama lozenges-yada si ay u xakameeyaan.
  • Sharootada nikotiinka waxaa badanaa lala isticmaalaa si wada jir ah xanjada nikotiinka ama lozenges-yada si ay u xakameeyaan.

Talooyin Sida-loo isticmaalo Oo Waxtar Leh How-To Tips

  • Iska saar sharootada maalinta hore kahor intaadan isku dhajin sharooto cusub.
  • Iska saar sharootada maalinta hore kahor intaadan isku dhajin sharooto cusub.
  • Iska saar sharootada maalinta hore kahor intaadan isku dhajin sharooto cusub.
advice-free_meds-1

Xanjada Nikotiinka

Ku saabsan Daawadaan

  • Xanjada nikotiinka waxaa badanaa lala isticmaalaa si wada jir ah sharootada si ay u xakameeyaan qabashada/damaca.
  • Xanjada nikotiinka lama mid aha xanjada la calaanjiyo/caadiga ah oo si duwan ayaa loo isticmaalaa.

Talooyin Sida-loo isticmaalo Oo Waxtar Leh

  • Qaniin xanjada ilaa aad ka dareento durdurid. Ku hay inta u dhexeysa ciridka iyo dhabanka si aad u hesho natiijooyinka ugu wanaagsan.
  • Tixgeli inaad isticmaasho nacnaca lozenge-ga nikotiinka haddii aadan isticmaali karin xanjo.
  • La xiriir Tababare Quit Partner ah si aad u baratid sida ugu wanaagsan ee loo isticmaalo xanjada.
advice-free_meds-2

Nacnaca Lozenge-yada Nikotiinka

Ku saabsan Daawadaan

  • Nacnaca Lozenge-yada nikotiinka waxaa badanaa lala isticmaalaa si wada jir ah sharootada si ay u xakameeyaan qabashada/damaca.
  • Nacnaca Lozenge-yada way ka duwan yihiin nacnaca adag oo looguma tala gelin in la calaanjiyo ama la laqo.

Talooyin Sida-loo isticmaalo Oo Waxtar Leh

  • Nacnaca Lozenge-ga nikotiinkaa waxaa loogu talagalay inuu ku dhalaalo afka. Ha qaniinin ama ha calaanjin.
  • Kani wuxuu noqon karaa wax wanaagsan oo la isticmaalo haddii aad dhib ku qabtid xanjada.
  • La xiriir Tababare Quit Partner si aad u baratid sida ugu wanaagsan ee loo isticmaalo nacnaca lozenge-ga.
advice-free_meds-3

Wac 1-800-QUIT-NOW si aad la xiriirto tababare iska joojinta si aad wax dheeraad ah u barato.

Diyaar ma u tahay inaad bilowdo?

Ama wac: 1-855-DEJELO-YA (335-3569) si aad isugu diiwaangeliso Af Soomaali.
Ama dhalinyarada da’da yar/dhalinyarada qaangaarka ah ayaa u diri kara qoraalka “Start” lambarka:36072*

*Da'aha 13-24 jir