U Diyaar Garowga Iska Joojinta
Waxaa laga yaabaa inay jiraan dad yar oo kuu sheega sababta ay tahay inaad iska joojiso nikotiinka, oo waan fahamsanahay inaysan taasi had iyo jeer caawinaad kuu lahayn. Dadka hela sababahooda u gaarka ah ayaa u badan inay ku guleystaan inay isaga joojiyaan si ka dambeys ah. Waxaan halkaan u joognaa inaan kugu caawino inaad hesho sababtaada.
Hal hab oo wanaagsan oo lagu bilaabo waa adiga oo ka fekeraya waxa aad ka heli doontid iska joojinta. Eeg tusaalooyinka hoos ku qoran, ka dibna ka fikir sababahaaga. Talo Xirfadle: meel ku qoro si aad naftaada u dhiirrigeliso!
Sababaha badanaa la isaga Joojiyo
Ja-jiin! Iska joojinta waxay ku reebi lacag boorsadaada/jeebkaaga
Saving money is a big reason many people decide to quit. How much would you actually save if you quit? Use our savings calculator to find out.
Faa’iidooyinka waxay bilaabmayaan daqiiqado kadib markaad iska joojiso
Isbeddellada waxay ku dhacayaan jirkaaga daqiiqado ka dib markaad bilaawdo iska joojinta. Riix jadwalka wakhtiyada si aad wax uga ogaatid faa'iidooyinka aad ku dareemi doontid iska joojintaada.
Sida loo Sameysto Qorshe Iska Joojin
Samaysashada qorshe waxay kaa caawineysaa inaad diyaar noqoto ka hor iyo inta lagu jiro iska joojintaada. Adigoo wata qorshe, waxaad horeyba u haysan doontaa fikrado ku saabsan sida aad uga gudbi laheed caqabadaha kaa hor imaan kara inta aad ku jirto iska joojinta.
Hel Habkaaga Iska Joojinta
Ka dib marka aad hesho waxa aad kuu dhiirrigeliya, waxaa wax caawin kuu ah inaad ka fekerto sida aad u rabto inaad iska joojiso. Waxaan kaa caawini karnaa inaad hesho hab iska joojin ee adiga kuu shaqeeya. Iyo iyadoo la socota taageerid, waxaad laba jibaari kartaa fursadahaaga iska joojinta. Mar kasta oo aad diyaar tahay, halkan waxaan u joognaa caawimaad.
Diyaar ma u tahay inaad bilowdo?
Ama wac: 1-855-DEJELO-YA (335-3569) si aad isugu diiwaangeliso Af Soomaali.
Ama dhalinyarada da’da yar/dhalinyarada qaangaarka ah ayaa u diri kara qoraalka “Start” lambarka:36072*
*Da'aha 13-24 jir









