Caawinaad loogu talagalay dadka la nool Jirro Maskaxeed ama Ubartay Maandooriye kale
Haddii aad la nooshahay cillada isticmaalka maandooriye ama jirro maskaxeed, sida walaacyo, PTSD ama cillada laba-cirifoodka (bipolar), waynu fahansanahay in joojinta nikotiinta ay noqon karto wax aad u dhib badan, sidaa darteed waxaan abuurnay taageerid adiga kuu gaar aha. Tababarayaasheenu waxay kugu caawini karaan inaad fahamto xiriirka isticmaalkaaga ee tubaakada iyo dabeecadaada, fikiradaada iyo dhaqamadaada. Taageerideena ee xukun-la'aanta ah waxay kaa caawin kartaa inaad iska joojiso cabidda sigaarka elektrooniga ah ama calaajinta tubaakada adiga oo aan ku darin taas culeyska/istereska dhalida ilmo. Iyo waad na wici kartaa wakhti kasta si aad u hesho taageero dheeraad ah.
Diyaar ma u tahay inaad bilowdo?
Ama wac: 1-855-DEJELO-YA (335-3569) si aad isugu diiwaangeliso Af Soomaali.
Ama dhalinyarada da’da yar/dhalinyarada qaangaarka ah ayaa u diri kara qoraalka “Start” lambarka:36072*
*Da'aha 13-24 jir