Talo iyo Taageero > Guud-marka

Talo iyo Taageero Lacag La’aan ah 24/7

Marka Aad Diyaar Tahay, Halkan Ayaan Joognaa

Ma ugu baahan tahay caawimaad bilowga iska joojintaada ama sii wadideeda? Eeg macluumaadka hoos ku yaala si aad u hesho dhiirrigelin iyo talo kaa caawini karta inaad hesho qaab iska joojin oo adiga kuu shaqeeya.

Getting Ready

U Diyaar Garowga

Badanaa dadka isticmaala tubaakada ganacsiga waxay ka fikiraan iska joojinta mar uun. Ka fikirida waxa kugu dhiirigelinayo inaad iska joojiso waa talaabada ugu horeysa ee ugu weyn. Markaad ogaato sababta aad u rabto inaad iska joojiso, way fududaanaysaa inaad diirada saarto faa’iidooyinka.

Sticking to Your Quit

Wadida Iska Joojintaada

Miyaad dib ugu noqotay? Taasi waa ok. Waxay ku dhacdaa ku dhawaad qof walba. Waa kuwan qaar ka mid ah Tallooyinka kaa caawinaya dib-u-bilaabida ama sii wadida iska joojintaada marka ay sii wadidu adkaato.

Celebrating Wins

U Dabaaldegidda Guuleysiga

Maalmaha qaarkood, iska joojinta waxay u muuqata mid ka adag maalmaha kale. Isku dhiirrigali si aad u sii wado iska joojinta sheekooyinka guusha ee dadka adiga oo kale ah.

Noo Sheeg Taariikhdaada Joogtada ah

Qaado guuleysiga oo u dabaaldeg guushaada ka guuleysiga nikotiinka adigoo wadaagaya sheekadaada. Faa’iido dheeraad ah? Waa hab fiican oo lagu dhiirigeliyo dadka kale ee isku dayaya inay iska joojiyaan.

Wadaag Sheekadaada

Caawimaad loogu talagalay Qoyska iyo Asxaabta

Miyaad taqaan qof ka faa'iidaysan kara barnaamijyadeenna? Waxaan kugu caawini karnaa inaad u dirto macluumaadka saxda ah adoon u muuqan inaad ku qasbaysid.

Walxaha
Mentholka ah

Baro sababta ay walxaha mentholka ah ay u fududahay in la bilaabo oo ayna adag tahay in la iska joojiyo – iyo sida shirkadaha tubaakada ay u bartilmaameedsadaan Dadka Madow, LGBTQ +, dhallinyarada iyo bulshooyinka kale.

Daawooyinka Iska-joojinta Lacag la’aanta ah

Waxaan ku siin doonaa oo lacag la’aan ah, sahay laba toddobaad oo ah dawooyinka iska joojinta, sida sharootada niikotiinka, xanjo ama lozenges-yada (18+). Wax badan ka baro mid kasta si aad u doorato kan kugu habboon.

Diyaar ma u tahay inaad bilowdo?

Isdiiwaangeli

Ama wac: 1-800-784-8669 si aad isugu diiwaangeliso Af Soomaali.